Madaxweynaha Soomaaliya Iyo Dhuusamareeb
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa markii saddexaad beri tegin magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud , dad badan ayaa iswedyiin booqashooyinka xiriirka ah ee dhusamareeb u Madaxweynahu ku tegin iyo ahmiyada gobolkaasi u leeyahay dowladda Soomaaliya iyadoo uusan tiro intaa leeg ama waqti intaa leeg ku bixin Madaxweynahu maamuladii kale ee dalka laga dhisayay sidaa kii Jubbaland ama kii koonfur galbeed…
Madaxweynaha ayaa gobolka u doonin in u saaxiibkiisa siyaasada Cabdikariim guuleed u ka noqdo Madaxweyne goboleed, halka Dowladda Itoobiya oo la rumeysan yahay in ay tahay tan iyadu talada ugu dambeysa ka go’da ay Madaxweyne deegaanka u doonin Axmed Cabdisalaan oo safiir wadanka uga ah dowladda Soomaaliya horena u soo noqday Wasiir, Agaasime idaacad iyo weliba Xubin ururkii Ahlusunna waljameeca, Axmed ayaa maanta yimid magaalada gobolkaasi isagoo durba bilaabay ololahiisa Madaxtinimo
Dhanka kale waxaa jira xogsheegin in Madaxweyne Xasan Sheekh u doonin beeshiisa Wacaysle ee Abgaal Wasiirka arrimaha gudaha maamulka iyo xubno kale oo muhiim ah, waxaa kale oo jira war sheegin in u jiro khilaaf u dhaxeeya itoobiya iyo dowladda Soomaaliya oo ku sabsan cida xilka maamul ee deegaanka qaban, taas oo la rumeysan yahay in dhinac weliba u isagu ka u doonin la rabo xilka Madaxtinimada…
Sirqarsoon@gmail.com Ama Yusuf@Sirqarsoon.com