Kenya oo toogatay Arday Soomaaliyeed

rtAlshabaab ayaa weerar  ku qaaday jaamacada Gaarisa halkaas oo ilaa hada ay ku dhinteen 147 Qof  oo u badna Ardaydii  Jaamacada, Tv-ga dalka Kenya laga leeyahay ee KTN ayaa waraysi u la yeeshay arday ka badbaaday weerarka oo Soomaalida Kenya ah waxay ku sheegen in Ciidanka Kenya u si bareer ah u toogtay ardayda Soomaalida ah iyagoo uga aargoosan dilka ku socday Ardayda kale ee masiixiyiinta ah

Alshabaab ayaa ardayda Soomaaliyeed  fasaxay kolkay galeen jaamacada, kuwaas oo markii ay banaanka uga baxeen jaamacada ciidanka kenya rasaas ku fureen

Lama sheegin ilaa hada intaa Arday ee Soomaaliyeed ee ciidanka Kenya toogteen in kasta oo lagu qiyaasin ilaa 20 in ka badan.

Magaalada Gaarisa iyo magaaloyiin kale oo ka tirsan deegaanka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa bandow lagu soo rogay xilliga habeenkii ah tan iyo 16-ka Bishan

800 Arday ayaa jaamacada Gaarisa wax ka dhiganayay

Bal ilaa daawo

Yusuf@Sirqarsoon.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s