Ciidanka Kenya iyo Kufsiga gabdhaha Soomaaliyeed

KenayHay’adda Human rigth watch ee xuquuqda Aadanaha ayaa ku eedeysay ciidamada Amisom gaar ahan kuwa Kenya ee ka hawlgala dalka Soomaaliya kufsi
HRW ayaa sheegtay haween u raadsaday dawooyin iyo cuno xeryaha ciidanka Kenya ku leeyahiin gobolada ay ka joogan Koonfuurta dalka Soomaaliya ay ciidanku kufsadeen iyagoo haweenku diiday in sawiro laga qaado sababto ammaankooda quseeya
20,000 in ka badan oo ciidanka Kenya ah ayaa ka hawlgala Soomaaliya gaar ahan deegaanada gobolada Jubbooyinka iyagoo dagaal kula jira kooxda Alshabaab
Dhanka kale hore ayaa ciidamada Amisom ee wadanka Uganda loogu eedeyey kufsi in kasta oo Amisom taasi diiday
Haweenka Soomaaliyeed ayaa dhibaatoyiin badan kala kulmin ciidanka Amisom ee nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya, iyadoo dowladda Soomaaliyana aysan wax tallaabo ah ilaa hada ka qaadin arrinta, guddi hore logu saaray arrinkaasina weli wax natiijo ah kama keenin sidaa laga warhayo. 
Yusuf@Sirqarsoon.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s