Ogaysiis ku socda Puntland kana yimid beesha Cali Xijiijle

PuntlandDowladda Puntland

WARGALIN MUHIIM AH.

Ku: MADAXWEYNAHA DOWLADA PUNTLAND

OG: WASAARADA ARIMAHA GUDAHA

OG: ISIMADA DOWLADA PUNTLAND

OG: DHAMAAN WAXGARADKA KALADUWAN EE REER PUNTLAND IYO SOMALIA

 

Kadib markii uu geeriyaadey UGAASKII GUUD EE BEESHA CALI XAJIIJLE –

 UGAAS XAAJI CABDI UGAAS AXMED UGAAS Naaleeye (UGAAS CABDI BUURTE). Ugaaska Guud Ee Beesha Cali Xajiijle ka dib  waxaa soo baxday baahi weyn oo Beesha iyo bulshadu u qabaan hogaankii  cidii wadi lahayd .

Sidaas darted markay isku yimaadeen Dhamaan  Guur tida iyo aqoonyahanka Beesha Cali Xajiijle waxaa laysla qaatay in intii la keenayo ninkii Loo caleema saari lahaa Hoganka Beesha Uu wakiil  sii ahaado midka mid ah wiilasha uu ifka uga tagay Marxuumku Ugaas Cabdi Buurte  Oo lagu magacaabo Ugaas Kaynaan Ugaas Xaji Cabdi  Ugaas Axmed Ugaas Naaleeye .

War-mutiyeed kaan waxaa is laqaatay waxgaradka  Beesha Cali Xajiijle Dalka Iyo dibada Ku nool .

 

Wabilahi Towfiiq

– Qoraalkan waxaa u ka yimid beesha Cali Xijiijle.

FG. Warsidaha Sirqarsoon mas’uul kama aha qoraalkan ee waxa soo gaarsiyey beesha ku saxiixan….

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s