Alshabab oo caawa bosaso weerartay

alshababKooxda Alshabaab ayaa caawa labo weerar ku kala qaaday  goob isbaaro oo ciidanka Puntland ku leeyahiin agagaarka Maqaaxida Karaama Iyo weliba guri ub osaso ka degana duqa magaalada Carmo ee gobolka Bari 

Weerarka isbaarada ku hortaalay Karaamo ee jidka laamiga ayaa waxaa ku dhaawacmay afar ruux oo ay ku jirtay gabar  yar oo toban sano jir ah, halkaa weerarka lagu qaaday duqa  carmo u ku dhintay wiil ilaaladiisa aha ayna ku dhaawacmeen 2 kale 

Kooxda Alshabaab ayaa awood weyn ku leh magaalada Bosaso iyagoo cid kasta ku weerari kara xilliga ay doonan iyo goob weliba oo u magaalada kaga sugan yahay

Maamulka Puntland ayaa tan iyo  2010 weerar ciidan kula jiray kooxda alshabaab ee ku awooda badan buuraleyda galgala ee gobolka Bari iyadoon ilaa hada wax guul ah ka gaarin, alshabaab ayaana awood weyn la soo baxday tan iyo inta u xukunka la wareegay cabdiweli gaas. 

Yusuf@Sirqarsoon.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s