Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Soomaaliyeed oo sheegay inaan cadaalad jirin

xeer ilaaliyeXeer Ilaaliyada Qaranka Soomaaliyeed Axmed Cali Daahir ayaa shir jaraa’id oo u xaf iiskiisa magaalada Muqdisho ku qabtay sheegay in aan cadaalad ka jirin dalka, isagoo sheegay in sharcigu qabto keliya dadka masakiinta iyo kuwa itaalka darran keliya

 Xeer ilaaliyahu wuxuu sheegay in dadka  xabsiyada ku jira intaa badan yahiin kuwa sharci darro ku xiran oo aan wax denbi ah gelin

Wuxuu intaas ku dar ay Axmed cali daahir in sharciga iyo awooda dalku u gashay gacanta dad gaar ah, wuxuna sheegay in dadka xiran aysan la xiriiri karin ehelkooda qaarkoodna loo diido

Ciidanka Sirdoonka Soomaaliya, kuwa Amisom iyo xiita Booliska ayaa hore loogu eedeyey in ay dadka ay qabtaan ka qataan lacago badan, qaarkoodna ku soo oogan denbiyo aysan gelin taasi oo dhaxalsiisa xukuno aysan xaq u lahayn

Cadaalad xumida iyo dulmiga ayaa ah kuwa ku baahsan guud ahan Soomaaliya, iyadoo  muwadiinin badan ku hoos nool yahiin  sharci dulmiya qaar badana lagu dilay ama lagu toogtay dulmi iyo xaqdarro.  

Yusuf@Sirqarsoon.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s