Muftiga SaudiArabia oo baneeyey in haweenka la cuno

dddSheekh Cabdulcasiis Alu-Sheekh oo ah wadaadka ugu weyn boqortooyada sucuudi caraabiya ayaa u baneeyey raggu in ay cuni karan haweenkooda hadii ay gaajo dareeman, Wadaadka ayaa sheegay in ninku u cuni karo xaaskiisa jirkeeda qeyb ka mid ah ama dhamaanteed hadii u gaajo dareemo

Hadalka wadaadka sucuudiga ayaa dad badan la yaab ku noqday, in kastoo fikir hadalka u wax caadi ah ka yahay Mad-habta Wahaabiga ee laga isticmaalo dalka sucuudiga iyo dalal kale oo islaamka ah, waxana kooxaha wahaabiyiintu u arkanba haweenku in ay la mid yahiin xayawaanka

Dalka Sucuudiga ayaa ka mid dhowr dal oo ka mid ah kuwa carbeed oo haweenka aysan wax xaquuq ah ku laheyn.

Yusuf@Sirqarsoon.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s