Cumar Cabdirashiid oo gaaray magaalada Garoowe

aMagaalada Garoowe waxaa goordhoweyd oo galabta ah ka degay wafdi Wasiirro iyo xildhibano isugu jira oo uu hoggaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke.

Waftiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga, Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta, Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka, Wasiirka Batroolka iyo Macdanta, Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Wasiirka Dastuurka, Wasiiru dowladaha Gaashaandhiga, Wasiiro ku xigeeno, Xildhibaano iyo Lataliyayaasha qaar ka mid ah wasaaradaha dowladda.

Waftig waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Gaas, Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakin  Cumar Camey, Gudoomiyaha Baarlamaanka, Wasiiro, Isimo, Ururada dhalinyarada iyo dadweyne aad u faro badan oo safnaa garoonka diyaaradaha iyo hareeraha wadooyinka waaweyn ee magaalada Garoowe.

Warbixin arrintaasi ku saabsan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan +VOASOMALI 

Dhegayso warbixin ku saabsan R/wasaare Sharmaarke oo gaaray Garowe
Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s