Ugaaska Cali Xijiijle oo tacsi u diray Faroole

tyUgaas kaynaan Ugaas Xaji Cabdi Buurte  ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee  ku timid Marxuumad Marwo Aamino Abiib oo ahayd xaaskii  Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan  Maxamed Faroole  oo ku geeriyootay magaalada Garoowe ee Puntland.

Ugaas  ayaa tacsi u diray guud ahaan umada Soomaaliyeed gaar ahaan  qoyskii, ehelkii iyo asxaabtii ay ka baxday Marxuumad Aamino Abiib

“Innaa lilaahi wa innaa ileyhi raajicuun,  waxaana Eebe uga baryayaa inuu Jannadiisa ka waraabiyo, samir iyo iimaana naga wada siiyo dhamaanteen  marlabadaas waxaan si gaar ah tacsi ugu dirayaa Qoyska reer C/raxmaan Faroole iyo reer Abiib geerida naxdinta leh ee ku timid Marwo Aamino”

Yusuf@Sirqarsoon.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s