Cabdiweli Gaas oo cabsi laga qabo inu dilo Faadumo Yusuf

cwewli-GaasMadaxweynaha Puntland Cabdiweli gaas oo muddooyinkan dambe xanuunka dhanka maskaxdu aad ugu siyaadin ayaa cabsi weyn laga qaba inu dilo hooyadiisa, iyadoo dad badan arrinta welwel ka muujin tan iyo markii u wiilkii Cabdiraxmaan Faroole dilay hooyadiisa Aamino Abiib Allah ha u naxariiste…

Cabdiweli Hooyadiisa oo lagu magacaabo Faadumo Yusuf oo kuna sugan tuulada Bursalax ee gobolka Mudug ayaa welwel weyn laga qaba inu dilo isagoo in badan Cabdiweli muujiyey nacaybka uu u qabo beesha hooyadiis ee Carab Saalax

Horjoogaha Puntland ayaa abtiyaalkii dhowr jeer ka maagay fagaarayaasha isagoo ku tilmaamay beel aan wax xaq ah ku laheyn dhulka ay degan yahiin  ee Mudug, Bari iyo Nugaal isagoo sidoo kale ka dheereyey maamulka magaalada Garoowe oo ay beeshu xaq u laheyd madama deegaanka iyagu asal ahan degan yahiin 

 Warar hoose oo sirqarsoon heshay ayaa sheegaya in Cabdiweli u dhowr jeer u hanjabay Abtigiisa oo lagu magacaabo Cabdiqadir cumar  Shabeel sidoo kale waxa jirtay inu mar yidhi ”Anniga Carab Saalax waxba ima aha hooyadayna waa Cumar Maxamuud Iwm…” Gaas ayaa welwel weyn xilligan laga qaba inu hooyadiisa dilo 

Gaas ayaa xanuunka dhimarka qabay tan iyo muddo 20 sano ka badan waxana xanuunku ku soo kaca lixdii bilood hal mar isagoo isticmaala daawoyin, tan iyo markii u xilka Puntland qabtay Cabdiweli Gaas ma isticmaalin daawada sidaa la sheegay, balse waxa jira war sheegin inu maskaxdiisa ku dejiyo daawoyin yar yar iyo istcimaalka mukhaadaradka.

Sirqarsoon ayaa dad ehel la ah Hooyo Faadumo Yusuf waxay u sheegen in welwel badan ku jiro hooyada oo ah mid waayeel ah, wiilkeeda aad u jecel in kastu isagu yahay mid caasiya sidaa la sheegin,  waxay sheegen in ay  heegan ku jiran iyo ilaalinta hooyadan. 

Yusuf@Sirqarsoon.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s