Ijaabo Sugulle oo gurrigeeda la weeraray (Daawo)
Ijaabo Sugulle Xanaf oo ah 82 sano jir waa hooyada ku sawiran lacagta kunka shillin ee Soomaaliga ah, waxay sheegtay in guryaheeda u weeraray aysana aqoon qo fka weeraray iyadoo sheegtay in aroortii ay shaqo dhul xaaqis ah gasho iyadu aysana ka war qabin qofka gurrigeeda soo weeraray… waxayna sheegtay in iyadoo 18 sano jirta ay soo degtay xaafada Kaambo, arrintan ayaa noqotay mid la yaab ku ah dadka Soomaaliyeed, ruux xasuus iyo taariikh weyn ku leh dalkan in sidaan loola dhaqmo waa qeyb ka mid ah ficilada dhaxalka burburka dalkeena.