Sucuudiga oo sharci laga siinayo Soomaalida

xasnMadaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in muwaadiinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Sucuudiga la siin doono sharci ay dalka ku joogan, hadalkan madaxweynaha ayaa noqday mid farxad geliya dad badan oo Soomaaliya oo ku nool dalka sucuudiga kuwaas oo dhibaato badan ku heysatay wadanka 

Sucuudiga ayaa dhaqamo gurrucan kula dhaqmi jiray Soomaalida dalkiisa ku joogta sharci la’aanta, balse in dadka sharci joogis wadanka la siiyo ayaa la sheegay in ay sabab u tahay kaddib taageero soomaaliya u muujisay sucuudiga iyadoo ku taageertay dagaalka u kula jiro kooxaha Xuuthiga ee yemen iyo weliba murankii sucuudiga iyo sweden oo Soomaaliya mowqif cad iska taagtay iyadoo la safatay dowladda Sucuudiga ka jirta 

Safarada Soomaaliya ee magaalada Riyadh ayaa la sheegin in durba ay bilowday diiwngelinta dadka sharciyada doonaya iyadoo ka qaadeysa lacago sidaa warar hoose u xaqiijin sirqarsoon.com 

Dalalka khaliijka ayaa intaa badan soo celiya dadka aan sharciga ku laheyn wadamadooda 

Sirqarsoon@Gmail.com 

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s