Xaaska Hoggaamiyaha waqooyiga kuuriya oo markii kowaad meel fagaare lagu arkay sanadkan

ggMarkii kowaad sanadkan 2015 ayaa lagu arkay goob fagaare ah xaaska hoggaaamiyaha Waqooyiga Kuuriya Kim Jong-un oo lagu magacaabo Ri Sol-ju iyadoo dhinac fadhida ninkeeda kalana qeyb gelin kulan caweyn iyo xus ah oo loo suubin dhalashada Kim Il-sung sidaasi waxaa laga soo xigtay Taladadii KCNA 

Waxaa la arkayay Kim Iyo Xaaskiisa  Ri oo is dhinac fadhiya gadaashoodana ay ka muuqdaan sarakiisha ciidanka wadanka iyagoo ka qeyb qaadan xuska maalinta dhalashada Kim Il-sung oo ay ka soo wareegtay 103sano, Awoowga hoggaamiyaha xilligan ayaa ah aasasahii dowladda Waqooyiga Kuuriya ka talisa waxayna dhalashadisa ku beegan tahay 15 April maalinta arbaca ee beri 

Maalinta lagu magacaabo ”Day of the Sun” ayaa ah maalin ku weyn wadanka Waqooyiga Kuuriya waxana la qabta kulano farshaxan ah, bandhigyo ciyaareed  caasimadda Pyongyang iyaadoo dadka la fasaxo labo maalin. 

Yusuf@Sirqarsoon.com 

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s