Soomaali argagaxisada daacish ka tirsan oo lagu dilay Suuriya

ddWiilkan oo lagu magacaabo Sharmarke Jaamac asalkiisu Soomaali yahaybalse heysta dhalashada Austaralia ayaa lagu dilay weerar duqeyn isagoo ku sugan dalka Suuriya kana garab dagaalamin kooxda argagaxisada ee Daacish 

Sharmarke oo hore u aha nin dharka xayasiiya, da’diisana lagu sheegay 25 sano ayaa ku biiray kooxda argagaxisada ee Daacish iyadoo arrintaasi la yaab ku noqotay dad badan
Qoyskiisa ayaa xaqiijiyey geerida wiilkooda, kaddib markii kooxda daacish ku wargeliyeen inu dhintay

Intaa badan Soomaalida qurbaha ayaa ah kuwa u nugul ku biirista kooxaha argagaxisada. 

Sirqarsoon@gmail.com 

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s