Xildhibaanada Jubbaland oo la shaaciyey

2015415635647033440091330DSC00150Xaflad ka dhacday xarunta madaxtooyada maamulka Jubbaland ee magaalada Kismaayo ayaa maanta si rasmi ah loogu shaaciyay xubnaha kamid noqon doona baarlamanka Jubbaland

Kadib kulamo ku aadan dhismaha baarlamanka oo mudooyinkii u danbeeyay ka socday magaalada Kismaayo ayaa maanta si rasmi ah loo shaaciyay xubnaha baarlamanka, iyadoo tirada xubnaha cusub ee baarlamanka Jubbaland ay gaareeyso 75 Mudane

Goobta ayaa laga aqriyay liiska xubnaha ku guuleystay xildhibaanimada Jubbaland, waxaana intaa kadib isla goobta lagu dhaariyay xubnihii cusbaa ee baarlamanka, iyadoo ay madasha ku sugnaayeen madaxweeyne ku xigeennada maamulka, xubno ka tirsan golaha wasiirada maamulka Jubbaland iyo sidoo kale xildhibaanno ka socday dowladda federaalka Soomaaliya 

Xildhibaanada cusub ayaa madaxdii madasha ka soo qeyb gashay kula dardarmeen in ay ka shaqeyn horumarka iyo nabadgelyada dalka guud ahan gaar ahan deegaanada Jubbaland

Sirqarsoon@Gmail.com 

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s