Gaas oo Ethiopia kaga qeybgelin shirka Tana Forum

gaasowMadaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Cabdiweli Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka ambabaxay Magaalada Garoowe ee xarunta Maamul goboleedka Puntland

Gaas ayaa safarkiisu ku wajahan yahay dalka Itoobiya halkaas oo u sheegay in u ka helay casuumad madaxda wadanka kuwaas oo u kala qeybgeli doono Shirka Tana Forum oo madax badan oo Africa ka socota iskugu iman doonan 

Dhanka kale Gaas ayaa sheegay inu la kulmi doono madaxda wadanka oo u kala hadli doono arrimo la xiriira ammaanka iyo ganacsiga labada dhinac sidaa u isagu sheegay. 

Yusuf@Sirqarsoon.com