South Africa oo maalintii saddexaad u socdo xasuuq iyo boob

isipingo-2-602x400Maalintii saddexaad waxa si socda dilalka iyo boobka loo geysan dadka ajnabiga ah dalka Koonfuurta Afrika,  kuwaas oo ay ka mid yahiin dadka Soomaalida ee halkaasi ganacsiga waweyn ku leh 

Hore dalkaasi waxaa dhibaato xoog weyn loogu geysan jiray dadka Soomaalida keliya balse xilligan waxaa la dhibaateyn dhammaan ajaanibta.

Arrintan ayaa timid kaddib markii boqorka qowmiyada ZULU Goodwill Zwelithini u amar ku bixiyey in dadka ajnabiga ah dalkiisa ay isaga baxan…. 

FG- Muuqaalada qaar dalkaasi laga soo duubay waa kuwa aan ku wanaagsaneen fiirsasho. 

Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s