Ilaalada Gaas oo nin xabsiga kala baxay

mooryaanCiidanaka ilaalada khaaska ah ee Madaxweynaha Puntland Cabdiweli gaas ayaa maantay xabsiga dhexe ee magaalada Garoowe kala baxay, nin maxbuus ahaa oo loo haystey in uu dhac iyo is-daba maryayn ku sameeyey hanti lacageed oo ay isla wadaageen rag kale oo ganacsi kala dhexeeyay

Hantida ninkaan lagu yeeshay oo aad u badan darteed ayaa maxkamaddu ninkaan ku xukuntay, labo midkood (in uu hantida lagu leeyahay bixiyo, ama uu shan sano oo xabsi ah galayo) weliba ay u dheer tahay inu xabsi ku jirayo ilaa u hantida bixiyo

Haddaba Ninkaas oo ay Cabdiweli gaas Gaas isku hayb hoose yahiin, ayaa sida wararku sheegayaan, maantay waxaa si xoog ah xabsiga ugala baxay Ciidankii ilaalada khaaska aha ee Madaxweynaha Puntland

Arrintan ayaa dhacday iyadoo Gaas looga wacay dalka Itoobiya halkaas oo u kulamo kula leeyahay Madaxda wadankaasi

Yusuf@sirqarsoon.com 

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s