Damul-jadiid & ‪Ethiopia‬ xiriirkoodu ilaa imisa ayuu si socon karaa????

64259-yusufCabdikariim Xuseen guuleed hore waxa uu u noqday Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ka hor intaa uusan sheegin inu iscasilay guuldarrooyin ammaan xumo sababteed, xilligan waa murashax u taagan Madaxweynaha maamulka gobollada dhexe Mudug iyo Galguduud, waxa u saaxiib dhow la yahay Madaxweynaha ‪#‎Somalia‬ Xassan sheekh Maxamuud waxana ay ka wada tirsan yahiin Ururka Damul-jadiid, Waxa ka go; an madaxweyne Xassan in Cabdiikariim noqda madaxweynaha mudug iyo galguduud

Amb. Axmed Cabdisalaan, Agaasime & mulkiile Idaacad, kaddibna wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, xilligana waa Safiirka Soomaaliya ee Itoobiya, waxa la rumeysan yahay inu noqon karo Madaxweynaha Mudug iyo galguduud waayo waa shaqsi garab xooggan ka heysta dowladda Itoobiya oo iyada la; aanteed uusan maamulka gobolada dhexe hirgeli karin madama ay tahay mid ku awood badan deegaanada kooxo kala duwan oo halka ka dagaalamana iyadu garab iyo gashaan u tahay

Hadii Axmed Cabdisalaan guuleysto

Rajo xumo, khilaaf & weliba is qabsi ayaa laga filan xilliga kooxda Madaxweynaha Soomaaliya iyo itoobiya waayo waa dhabar jab weyn oo soo gaartay qorshaha hiigsiga 2016 ee Madaxweynaha hadii saaxiibkiis waayo booskan muhiimka ah

Heshiis…..
Aaminkeyga hadii u guuleysto murashax ka madax banaan labada nin waan qaba labada dhinac waa heshiin in kasto oo maamulka halkaasi ka dhalan u raallinoqoshada labada dhinac dowladda soomaaliya iyo itoobiya midna heli doonin.

Aragtida. Yusuf Ali Adan
3/Jun/2015

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s