Dumar ka soo cararay dagaalka Yemen oo kufsi iyo tacadi loogu geystay bosaso

ddWarar laga helin barakacayaasha dagaalka Yemen ka soo cararay ee ku sugan magaalo xeebeedka Bosaso ee xurunta gobolka Bari ayaa noo sheegay in kufsi iyo tacadi binu aadanimo lagula kacay

Sirqarsoon ayaa waxa la soo xiriiray qaar  kamid ah gabdhaha kufsiga lagula kacay, Aamino Xuseen oo sheegtay in ay ka soo jeedo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegtay in askarta ilaalada xerada ka ah ay iyagu kufsi kula dhaqaaqeen habeenimadii Isniinta ee lasoo dhaafay, waxay sheegtay in dacwad ka gudbisay balse ilaa hada aysan ciidanku waxba u qaban, keligeedna ma aha ee ilaa 14 Haween ah ayaa cabasho noocan ah qaba,

tttAsma cali Xuseen ayaa iyaduna cabasho weyn ka muujisay dhibaato ka soo gaartay wasiir ku xigeenka Maaliyadda Puntland oo aysheegtay in ilaaladiisu tacdi kula dhaqaaqeen iyo jirdil kolkii ay diiday inay raacdo gaari u wasiirku usoo diray.

Masuuliyiinta maamulka Puntland qeybo ka mid ah ayaa habeenkii u soo hawsawa taga goobta xereda dadka soo qaxay ku jiraan, iyagoo qaarkood gabdhaha la heshiiya, halka kuwa kale dulmi iyo xadgudub ciidankoodu ku suubiyan iyadoo uusan jirin sharci qaban

Saxaafada deegaanada ayaa iyagu ku sheegin in cabashadu soo gaartay balse ma jirto sheegis arrintaasi, waayo waxay kala kulmin jirdil iyo bahdilad xun….

Dulmiga halkaasi ka socda ayaa ah mid ka qaylisiiyey xiita culimadii deegaanka, Sheekh weyn ee Axmed Daahir ayaa la sheegay inu arrinta ka xumaday in kasta oo dowladdu ku wargelisay inuusan ka hadlikarin.

 

 

Sirqarsoon@gmail.com

 

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s