Hab dhaqanka maamulka iyo wadaada Puntland ee barakacayaasha dagaalka Yemen

yyyInta badan waqtigan waxad maqleysan dad ka soo barakacay dalka yemen oo soo gaaray deegaanada Puntland kuwaas oo qaylo dhaan kala duwan ka soo baxayso, dadka qaar ayaa la sheegin in xerooyin lagu xiray si dowladda Itoobiya logu dhiibo madama ay yahiin dad ka soo jeeda deegaanka Soomaalida itoobiya ama Ogaden, halka qaar kale xero lagu ooday iyadoo la doonin lacago in lagu cuno, waxase waxaas oo dhan been yiri kaddib markii dadka qaar sheegen in kufsi lagula kacay halka kuwa kale sheegayan xilligan in gabdhaha qaar si khasab ah ama iyadoo farsamo dhibaato loga fa’iideysan lagala tegin

Wadaadka lagu magacabo Fu’aad aflow ayaa la sheegay inu labo gabdhood oo mid ka mid ah u dhalay nin fanaan caan Soomaaliya ka aha u guursaday, halka wadaadka kale ee lagu magacaabo Axmed daahir isaguna hal gabar oo kale halkaasi kala baxay taas oo ah mid ka soo jeeda dadka cad-cad ee soomaalidu u taqaan banaadiriga

ffdhanka kale waxa jirta dhibaato Soomaalida qaar oo aan afsoomaaliga ku hadli karin madama aysan ku dhalan Soomaaliya ama ay ka maqan yahiin muddo 20 sano ka badan oo iyagana loo heysto in ay yahiin carab, qaarkoodna xabsi la geliyey iyagoo lagu eedeyn argagaxiso iwm

Hab dhaqankan gurrucan ayaa ah mid ceeb weyn iyo dhaxal xumo u keeni doona dadka magaalada bosaso oo hore loogu eedeyn jiray in dadka yemen u socda ay xeebta ku shuban intaa lacag yar ka qaatan ama baddaha ku daadin jireen

Hay;addo caalamiya ayaa ka welwelsan sawirada iyo xadgudubka Puntland laga soo sheegin, iyadoo Madaxweynaha Puntland lagu eedeyn inu dhaqaale ku doonin dadka Soomaaliyeed ee dalkooda ku soo laabtay kaddib dagaalka ka qarxay dalka Yemen.

 

Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s