Gaas iyo Cameey oo isku khilaafsan isku shaandhayn

Gaas-VS-Camay (1)Horjoogaha Puntland Cabdiwali Gaas iyo ku xigeenkiisa ayaa isku khilaafsan qaabka ay u dhici doonto isku shaandhayn la damacsan yahay in lagu suubiyo maamulka deegaanka ka jira, Gaas ayaa doonaya in wasiirada qaar xilka u ka qaado isagoo raba inu wejiyo cusub ku soo biiriyo maamulka deegaanka ka jira oo muddadii u jiray ee sanadka iyo Lixda bilood ahayd u muuqday mid fadhiid ah

Ku xigeenkiisa Cabdixakiim Cameey ayaa la sheegay isagu inuusan marna dooneyn in xilka waayan wasiirka maaliyadda Shire Xaaji Faarax iyo kan arrimaha gudaha Axmed Karaash oo Gaas marna shaqadooda ku qanacsaneen 

Isbedel gobol iyo degmooyinka qaar ayaa ka dhacay Bari, Nugaal, Iyo Mudug in kasta oo Cabdiweli gaas ka gaabsaday inu gobolka Karkaar ku suubiyo wax isbedel ah

Horjoogaha Puntland iyo ku xigeenkiisa ayaa dhowr jeer oo hore isku khilaafay arrimo badan oo deegaanka la doonayay in laga hirgeliyo, in kasta oo Gaas xilligan la sheegay inu kharash badan ku bixin doono qancinta ku xigeenkiisa oo ah Taliyaha labaad ee maamulka. 
Sirqarsoon@Gmail.com 

//

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s