Gaas iyo wasiiradiisa cusub

gaasowSirqarsoon.com ayaa heshay qaar ka mid ah golaha wasiirada cusub ee Horjoogaha Puntland Cabdiwali gaas u ku dhawaaqi doono maalmaha soo socda, waxana wasiirada liiskoodu u qoran yahay sidaan hoose :-

1. Wassaradda Caddalada, Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta Wasiir Cabdirisaaq Yaasiin Cabdalle (Dhulbahante) Wasiir ku xigeen Nuur Axmed Yuusuf

2. Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dawladaha Hoose iyo Horumarinta Reer Miyigi Wasiir Cali Cabdi Aware (Cismaan Maxamuud/Majeerteen) -Wasiir ku xigeen Cabdirisaaq Shire Ismaaciil

3. Wasaaradda Amniga Wasiir Axmed xaaji Ibraahim Cartan Beeldaaje (Axmed Xaaji Bakiin)  -Wasiir ku xigeen Cabdirashiid Gaani Cali

4. Wasaaradda Maaliyadda Wasiir Cabdullaahi Jaamac Saalax (Dishiishe) – Wasiir ku xigeen Cabdiqani Jaamac Maxamuud

5. Wasaaradda Qorshaynta iyo Xirrika Caalamiga ah Wasiir Cabdi Faarax Juxa (Cise Maxamud) -Wasiir ku xigeen Cabdilaahi Jaamac Roorshe

6. Wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo daaqa Wasiir Cabdi Ismaaciil Boos (Dhulbahante) -Wasiir ku xigeen Liibaan Beddel Maxamuud

7. Wasaaradda Caafimaadka Wasiir Dr. Salax Xaaji Cabdulahi (Cali Saleebaan/Majeerteen) -Wasiir ku xigeen Cabdilaahi Jaamac Cali

8. Wasaaradda Warfaafinta iyo Isgaarsiinta Wasiir Cabdirashiid Maxamed Xirsi (Tanade Daarood/Leelkase) -Wasiir ku xigeen Axmed Ibraahim Cawaale

9. Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Gaadiidka Wasiir Cali Axmed Faatax (Cumar/Warsangeeli) -Wasiir ku xigeen Cabdiraxmaan Cabdi Ismaaciil

10. Wasaaradda Beeraha iyo Horumarinta Biyaha Wasiir Cabdullaahi Ducaale Cali Kaar (Dubeys/Warsangeli) -Wasiir ku xigeen Cabdiraxmaan Cabdi Ismaaciil

11. Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda Wasiir Maxamed Axmed Sheekh Jaamac (Dhulbahante) -Wasiir ku xigeen Cabdilaahi Xaashi Warsame

12. Wassaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Wasiir Anisa Cabdulqaadir Xaaji Muumin (Siwaaqroon/Majeerteen) -Wasiir ku xigeen Aamina Maxamed Cabdilaahi

13. Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyarada Iyo Sportiga Wasiir Cabdiraxmaan Shiikh Axmed Cabdulle (Ugaar Saleebaan/Majeerteen ) -Wasiir ku xigeen Siciid Faarax Maxamuud

14. Wasaardda Ilaalinta Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska Wasiir Maxamed Xasan Soocadde (Dhulbahante) -Wasiir ku xigeen Maxamed Faarax Aadan

15. Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Wasiir Guuleed Saalax Barre ( Ciise Maxamud/Majeerteen)-Wasiir ku xigeen Axmed Yaasiin Saalax

16. Wasaaradda Duulista hawada iyo Garoomada Wasiir Xasan Xaaji Siciid Xasan (Cismaan Maxamuud/Majeerteen) -Wasiir ku xigeen Cali Yuusuf Jaamac

17. Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dimuqraadiyadda Wasiir Casha Geele Diriye (Cumar Maxamud/Majeerteen) – Wasiir ku xigeen Cabdicasiis Maxamed Aadan

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s