Diyaaradda FlyDubai oo maanta Hargeysa timid

sssDiyaaradda FlyDubai ayaa maanta madaarka calaamiga ah ee Cigaal soo caga dhigatay markii ugu horreeysay arrintan oo noqotay mid farxadgelisa dhammaan shacabka deegaanada Somaliland, Diyaaraddan ayaa billaabeysa dullimaad Hargeysa iyo Dubai ah, sidoo kale waxay tegi doonta wadamo kala duwan oo dunida ah

Waxay noqon doonta shirkaddii ugu horreysay ee heer calaami ah marka laga yimaado Ethiopian Airline oo soo fariisata garoonka diyaaradddaha ee cigaal

 

FlyDubai ayaa sidoo kale booqan doonta magaalada Muqdisho oo halkaasi iyadana ay ka bilaabi doonto dullimaad rasmiya.