Cabdiqani Qorane oo ilmo agoon boob ku woda

2015520635677323099956392IMG_7106Beesha Maxamed Cumar ayaa ku dhawaaqday in Suldaan Maxamed Suldaan Axmed Maxamed Maxamuud (Hure) lagu caleema saari doono magaalada Jalam maalinta jimcaha ee inagu soo fool-leh, isagoo bedeli doona Aabbahiis Suldaan Axmed Maxamed Hurre oo u Cabdullahi Yusuf Yey ku dilay tuuladda Kalabayr ee dhanka Burtinle ka xigta magaalada Garoowe taariikhdu markay ahayd 17 Agoosto 2002, iyadoo marxuumka si arxan darran Mudane Yey u toogtay isagoo weliba Meydkiisa la sheego in meesha looga tegey lacago dollar iyo mobilena hore looga sii qaatay

11427223_397465993770536_5863294018829791912_n

Wadaadka Alictisaamka ah ee Cabdiqani qorane ayaa hore iskugu caano shubay suldaanka beesha Maxamed Cumar, balse taasi beeshu xilligan waa diiday kaddib markii beeshu sheegtay in saldanadu tahay dhaxal ee aysan ahayn wax la iska qaato

Qorane ayaa ah wadaad ganacsade ah waxana dad badan la yaaban yahiin sababta ku kaliftay inu ilmo agoon ah xoogo, balse warar hoose ayaa leh wadaadada alictisaam ayaa qorshahan wota iyagoo doonaya inay odayaasha Puntland qeyb ka noqdaan….. si siyaasada deegaanka ay u soo galan mar kale kaddib markii hore ay ugu fashilmeen waqtigii magacooda la odhan jiray Al-Itixaad.

Xilalka Suldaanka, Boqorka Ama Nabadoonada iwm ayaa hore u ahan jiray dhaxal balse xilligan waxaa soo baxay kooxo qorane oo kale ah oo xil weliba boobaya iyagu.

suldh– Sawirka idiin muuqda waa ninka u qorane wiilkiisa xoogin oo hore u aha Suldaanka Beesha maxamed cumar balse u Cabdullahi Yey dilay.

 

Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s