Culimada Puntland oo baaq diray

ssCulimada Puntland ayaa mar kale baaq u diray shacab waynaha Soomaaliyeed ee dalka gudahiisa iyo dibaddisa kala jooga waxayna ka codsadeen in gurmad degdeg ah lala soo gaaro dadka ka soo barakacaya dagaalada dalka Yemen ee soo gaaraya magaalada Bosaso, waxay sheegen in Ramadaankii dhow yahay marba marka ka dambeysana dadku ku soo qulqulin magaalada iyadoo dhaqaalahuna u yahay mid koobban sidaa hadalka ay u dhigeen

Baaqa culimada ayaa ku soo beegmaya iyadoo la saadaalinayo dad kale oo barakacayaal ah kuwaas oo deegaanada Puntland ku soo foodleh


Waxaad Sadaqadaada ku diri Kartaa Ama kala xariiri Kartaa Culimada hawlaha Gargaarka ku mashqulsan:-

Acconka Dahabshiil;-005341.

Acconka Salaam Bank;-80125795.

Sahal Accoun;-445941.

+252907793171 Sheekh Axmad Yuusuf Daad.

+252907796364 Sheekh Maxamad Macallin

 

Yusuf Ali Adan

Yusufcali@outlook.com