Divers Marine Contracting L.L.C oo Sun ku aasaysa dekedda Bosaso iyo deegaanada gobolka Bari

unnamed5Wasiirka maaliyadda maamul goboleedka Shire Xaaji Faarax nin walaalkiis ah oo lagu magcaabo Ciise xaaji Faarax ayaa keensaday shirkad lagu magacaabo Divers Marine Contracting L.L.C oo u leeyahay nin Falastiini ah, ninka ayaa saldhigiisa waxaa ah magaalada Sharjah ee dalka Imaraatka carabta

Divers Marine Contracting L.L.C ayaa laga soo cayriyey wadamo badan oo dunida ah iyadoo la diiday in ay dekeddo ka qaadato, balse Maamulka Puntland ayaa ku wareejiyey dekedda Bosaso, shirkada ninka iska leh ayaa wuxuu ka shaqeeya sunta lagu aaso dhulka taasi oo ah mid dhibaato weyn u keeni doonta deegaanka gobolka Bari

Maamulka meesha ka jira ayaa la siiyey lacag dhan $20 Milyan, waxana la filayaa mashruuca lagu ballaarinayo dekedda bosaso ay ku baxdo lacag dhan $200 oo milyan oo dollar.

Puntland maamulka ka jira iyo shirkadan maafiyada ah ayaa la aaminsan yahay in ay doonayan in sunta u ninkani rabo lagu aaso deegaano xeebta gobolka ama degmada bosaso ka tirsan.

Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s