Gaas iyo Cameey oo wasiiro magacaabay

Gaas-VS-Camay (1)Cabdiweli Gaas madaxa Puntland iyo ku xigeenkiisa Cameey ayaa magacaabay gole wasiiro, iyadoo xilka wasiirnimo ay waayeen Cali Xaaji Warsame Wasiirkii waxbarashada, Wasiirkii amniga Aloore Iyo wasiirkii Caafimaadka, Halka wasiirkii wasaaradda Maaliyadda loo bedelay Qorsheynta

11354960_1414858608841974_2055161423_n

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Cabdinaasir Cuuke.
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah, Shire Xaaji Faarax.
Wasiirka Wasaaradda Amniga, Cabdi Xirsi Cali Qarjab.
Wasiirka Wasaaradda Haweenka, Aniso Cabdiqaadir Xaaji Muumin.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Axmed Cilmi Cismaan Karaash.
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Gaadiidka, Cabdirashiid Maxamed Xirsi
Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada, Xasan Xaaji Siciid.
Wasiirka Wasaaradda Beerahaha iyo Waraabka, Cabdullaahi Cali Xirsi,
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Cabdinaasir Cismaan Ciise.
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka, Cali Cabdullaahi Warsame.
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Shire Xaaji Faarax.
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Cabdi Cismaan Maxamed.
Wasiirka Wasaaradda Dastuurka, Feysal Cabdi Cali Gaas.
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda, Cabdullaahi Sheekh Axmed.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Maxamuud Xasan Soo-cade.
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Abshir Aw-Yuusuf Ciise.
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda, Saalax Xabiib Xaaji Jaamac.
Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga, Cabdinuur Cilmi Maxamuud.
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha, Cabdiraxmaan Axmed Cabdulle.
Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Cabdullaahi Jaamac Saalax.

 

 

Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s