Madaxweynaha Maraykanka Obama oo booqan Soomaaliya

barack-obma-white-house-1044a_767b48082482e96b3dd425ac8b9446eeWarar hoose oo warbaahinta Sirqarsoon heshay ayaa sheegaya in Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama u booqan doono Caasimadda dalka Soomaaliya ee Mogadishu, kaddib safarkiisa magaalada Nayroobi intaa uusan u ambabaxin dalalka Itoobiya iyo Jabuuti oo iyagana la filaayo inu booqdo

Booqashada Madaxweynaha Maraykanka ee caasimadda Soomaaliya ayaa noqon doonta mid kedis ah sidaa la filaayo

Talaado 5.May.2015 waxaa magaalada Mogadishu booqasho aan laga warqabin ku yimid Xoghayaha Arrimaha dibadda dalka Maraykanka John Kerry, isagoo halkaasi kula kulmay madaxda Soomaalida oo u ugu horreeyo Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud

U.S. President George Bush tours a displaced persons' camp 31 December, 1992 in Mogadishu during his two-day visit to Somalia. Children sang songs and greeted him with flowers at the camp, which is run by UNICEF.  (Photo credit should read DAVID AKE/AFP/Getty Images)

Madaxweynaha Maraykanka oo jooga Soomaaliya. (Photo credit should read DAVID AKE/AFP/Getty Images)

Madaxweynahii hore ee dalka Maraykanka George Bush ayaa hore u yimid dalka Soomaaliya Dhammaadkii 1992 

Madaxweynaha xilligan ee Maraykanka Obama ayaa hore u booqday dalalka Ghana, Masar, Senegal, South Africa Iyo Tanzania 

 

Sirqarsoon@Gmail.com 

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s