Puntland oo ka go’aysa Soomaaliya

afayeenAfhayeen u hadlay maamul goboleedka Puntland oo magaciisa lagu sheegay Quraam jecel ayaa yidhi ”Puntland waa ka tashan doonta Aayaheeda hadii aan la tixgelin heshiisyadii dowladda Soomaaliya la gashay maamulka Puntland oo sheegayay in Koonfuurta Mudug keliya ka mid noqoto maamulka gobolada dhexe halka waqooyiga Mudug u Puntland yahay…”

 

Hadalka Masuulkan ayaa imanaya iyadoo lagu guda jiro soo xulista Xildhibaanada maamulka gobolada dhexe u yeelan doono

Dad badan ayaa la yaaban sababta Puntland ku diidan tahay maamulka gobolada dhexe loo sameynayo. 

 

Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s