Dowladda Soomaaliya Iyo maamulka Jubbaland oo heshiis gaaray

heshiisMadaxweynaha Dowladda Soomaaliya iyo Hoggaamiyaha maamulka ku-meelgaarka ah ee Jubbaland ayaa heshiis ka gaaray khilaaf soo dhexgalay dowladda Dhexe iyo maamul goboleedka Jubbaland.

Heshiiska ayaa yimid kaddib markii Madaxweynaha Soomaaliya u tegey magaalada Kismaayo halkaasi oo u kaga qeybgalay munaasibaddii furitaanka dugsiga tababarka qeybta 2-aad ee saldhigga 43-aad ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliya

 

Khilaafka labada dhinac ayaa yimid kaddib markii Baarlamaanka Soomaaliya kalsoonida kala laabtay baarlamaanka maamulka Jubbaland.

Labada dhinac heshiiskooda ayaa noqonaya guul weyn labada dhinacba, madama uusan jirin muddooyinkan dambe wada-shaqeyn rasmi ah oo labada dhinac ka dhaxaysay…

 

Mudane Xassan Sheekh ayaa ku ammaanay maamul goboleedka Jubbaland qalabaynta ciidanka qaranka, wuxuna sheegay in Jubbaland la’aanteed aysan suurta gal noqoteen in la dhiso ciidamo Soomaaliyeed oo xooggan.Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s