Taliy Ciidan Oo Garoowe lagu dilay

ghaasTaliyahii saldhiga booliska ee magaalada Garoowe Siciid Bakistaan ayaa u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray habeen hore dad caraysan gudaha magaalada Garoowe.

 

Sirqarsoon ayaa helay xog ku sabsan dilka taliyaha oo sheegaya in toorey ay la dhaceen dad caraysan oo beeshiisa ka soo jeeda kuwaas oo dhaliilsan hab maamulka Cabdiweli Gaas oo u Taliyahu doonayay inuu qanciyo.

Maamulka Puntland ayaa sheegay in ay baaritaan ku hayaan cida ka dambeysay dilka Taliyaha.

 

Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s