Madaxweynaha Somalia oo furay shirka Caalamiga ah ee New deal

wpid-11822463_872680812820595_8691817544402330608_n1.jpg

Shirkan oo ah mid Heer wasiir ah ayaa waxaa si wada jir ah u shir Guddoominaya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Iyo Ergayga Gaarka Ah Ee Xoghayaha Guud ee Qaramadamidoobay Necholas Key

Shirka ayaa waxaa ka qeybgalaya wufuud ka socota 30 dal iyo ururo Caalami ah.

Sidoo kale madasha shirka waxaa ku sugan 120 Ergo oo Soomaali ah, kuwaasoo ka imaan doona Barlamanka, Maamulada dalka iyo beesha caalamka.

image

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s