Xiisad ka taagan Garoowe

bakistanXiisad ka dhalatay dilkii Taliye saldhig oo magaalada Garoowe ka tirsan ayaa gaartay meel sarre kaddib markii Beesha Taliyahu ka dhashay ee Ciise Maxamuud odayaasheedu isku raaceen in tiirka la geeyo ninka Taliyaha dilay oo la sheegay inu ka soo jeedo beesha Madaxweynaha Puntland.

Ninka wax dilay ayaa la sheegay inuusan Taliyaha xabada u wodin oo u doonayay inu ku kala furfuro Islaamo Jaad ku iibiya Wadada Dr. Jimcaale ee magaalada Garoowe, kuwaas oo Taliyaha geeriyooday u qaad ka iibsanayay mid ka mid ah.

Taliye Siciid Bakistaan ayaa u geeriyooday Dhaawac xabada ninkaasi kor u riday ka soo gaaray, taas oo la leeyahay Cabdiweli Gaas wuxuu ku sheegay Shil, halka Beesha u ka dhashay Taliyahu leeyahiin waa qorshe lagu doonayay in lagu dilo.

Haweenkii dagaalamay iyo ninka xabada ku dhuftay taliyaha ayaa saldhiga ku xidhan, iyadoo xiisad cooladeed magaalada ka abuuran tahay, Faroole ayaa shalay magaaalada Yimid isaguna taas oo arrinta dab ku sii shiday.

Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s