Ganacsatada Puntland ee maalgeliya kooxda Alshabaab

yyySirqarsoon.com ayaa heshay magacyada shaqsiyaad iyo shirkado taageera kooxda Alshabaab ee koonfuurta Soomaaliya iyo weliba deegaanada Puntland ka hawlgasha. 

Raggan ayaa ah kuwa xidhiidh dhow la leh kooxda Alshabaab, halka lacagaha uga qaadan shirkadaha ay mas’uulka uga yihiin.

Shirkadaha ayaa la sheegay qaarkood in lacagaha ay u bixiyaan cabsi darteed, halka kuwa kale ay ka tahay qas-iyo jahwareerin xaaladda murugsan ee Soomaaliya.

Waxaa ka mid ah shaqsiyadka magacyadooda Sirqarsoon heshay mas’uuliyiin xilal ka haya Puntland iyo ganacsato caan ka ah deegaanada kuwaas oo qeyb ka ah shabakad isku xiran.

 

OPEC – Waa shirkad weyn oo ganacsi oo ka hawlgasha deegaanada Puntland, waxaa wakiil uga ah gudbinta lacagta nin lagu magacaabo Cabdiraxmaan oo noqday guddoomiyaha rugta ganacsiga Puntland.

Golis – Shirkada Golis waxay ka shaqeysa deegaanada Puntland, iyadoo lacago badan ka hesha dadka reer Puntland waxana wakiil uga ah gudbinta lacagha kooxda nin lagu magacaabo Bashiir Raage

Liibaan Company – Ganacsiga shirkada ayaa caan ka ah deegaanada Gobolka Bari, waxana la sheega in shirkadani iyadu lacagta ay bixiso tahay mid yar oo cabsi ganacsi iyo mid maamulka shirkada ku timid ah, waxana bixiya mulkiilaha shirkada oo lagu magacaabo Liibaan Dheere.

Jubba Hotel – Ganacsadaha shirkadan leh ayaa isagu si cad kooxda u taageera isagoo wiil u adeer u yahay hore kooxda u wakiil ugu aha khaarijiinta dadka waxana ninka lagu magacaaba Cabdiladiif Barre

Shirkada Laasqoray – Waa shirkad weyn oo deegaanada Puntland ka hawlgasha waxana uga wakiil ah sidaa warbaahinta Sirqarsoon heshay hawsha xidhiidhka kooxda Alshabaab nin lagu magacaabo Maxamed Caydiid.

 

  • Cabsi kooxda iyo dhaawac looga baqayo ganacsigooda
  • Hurin iyo abuuris colaad
  • Jecleysi dhibaatada si socota

 

Lifaaqan raac

Sirqarsoon@gmail.com

 

 

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s