Isbaaristaha Saxaafada gobalka Bari Boosaso Maxaa Kataqaan ?

burahaanAxmed muuse Cali Axmed Jokar Waa Saxafi kashaqeeya Tv-ga Royal sido kalena isku sheega inuu yahay oday u dhaxeeya Saxaafada iyo MASUULiynta Gobalka

,isagoo lacago Badan ka cunay Tv-yo Badan oo uu kasoo shaqeyeey sida Tv-ga Unaversal oo ugu dambeyn laga cayriyeey kadib markii uu AFka u dhigtay Lacago Badan oo uu lahaa Tv-ga Axmed Muuse Jokar ayaa dhalinyarada Gobalka Bari ,Gaar ahaan Kuwa Kujira Saxaafadaa wuxuu u kala qaybiyeey Qaab qabiilaysan,isagoo Quudiya Wararka la wadaaga dhalinta isku beesha yihiin.

Jokar wuxuu Cunay Lacag gaaraysa $1000 iyo Todobo Boqol oo Dollar Taas oo uu Magaca Saxaafada ku Cunay,isagoo lacagta Kasoo qaaday Wasiirka Wasaarada Maaliyada Dowlada Puntland Cabdulaahi ,isago Saxaafada Matalaya ayuu lacagtaas soo qaaday.

Lacagaha lasoo qaaday ee Wasaaraada Maaliyada Puntland Bixisay,isla Markana ahaa lacag la shaqayeyeey ayaa waxaa loo maray qaybinteeda qaab dhuumasha ah iyo qaaab qabiilaysan.

Tv-Somali Caple Waxaa Matalayeey Wariye Axmed Nuune oo ah Wariye kasoo shaqeyeey Meelo Badan oo kamid Tahay SBC iyo somalichanel waxaa la duudsiyeey Xaqiisi uu lahaa isagoo Goob joog ahaa Tan iyo markuu Wasiirka Maaliyada imanayeey Boosaaso,isago loo sheegtay awood Hab qabileed ,waxaana lagu yiri Koonfurta somalia ayaad kasoo jEEDA Waa ayaan daro.

Sido kale Wariye Xasan Haykal wuxuu kamid Yahay dhalinyarada Xaqooda laga cunay wuxuuna katirsanyahay Daljir Radio Boosaaso lacagtiisa waaxaba layiri adaan ku haynaa oo ah Afsomali Caadi ah.

Axmed Jookar ayaa dhididka wariyaasha Gobalka Bari ka Gatay Gaari ,isago Sido kale samaystay Jornaal copy ah oo laga soo Copy gareeya Wepapka afsomaliga qora madama uusan waxba qori karin indhool inuu yahayna shaki Dhalinyarada qaar kaga jiraaan,

Yanan Hilmaamin Maxamed Laki Man oo ah Agaasimaha Radio shcacab Boosaaso oo wararka imaanshaha iyo Xil wareejinta Xisaabiyaha Guud ee Puntland Wasiirka maaliyada goob joog ahaa ahaana shaqsi lacagtaas kaga ,maqantahay Jokar ayaa wuxuu isku dayeey inuu si Masakax kujirto ula hadlo intaysan fadeexad soo gaaarin balse wuu kadhaga adaygay Isbaristaha weyn ee Saxafada Gobalka bari jookar.

Ugu dambeyn walaahi Hadanan Saxaafadaa Gobalka Bari laga qaban Rag uu kamid Yahay isbaariste Axmed Jookar Saxaafada gobalka qabiil qabiil ayeey u safanayaan.

Wabilaahi Towfiiq

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s