Puntland : Boosaaso oo la helay ilmo uur ku jirta lagala baxay.

wpid-fb_img_1441666965978.jpgQoys Soomaaliyeed oo ku noola magaalada Boosaaso ee xurunta gobolka Bari ayaa ilmahooda intaa laga xaday lagala baxay uur ku jirta, labo maalin oo la weysana ilmahan ayaa ugu dambeyn maanta (shalay) laga helay meel aan sidaas uga fogeyn halkii hore looga xaday.

Maamulka Puntland iyo hay;addaha ammaanka ayaan ilaa hadda ka hadlin arrintaasi. Balse warar hoose oo Sirqarsoon.com heshay ayaa sheegaya in qoyska arrintani ku dhacday yihiin kuwa ku noola kaamamka dadka soo barakacay.

image

Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s