Labo Maxjar oo Boosaaso ku yaalla oo la xiray

Dhoofinta Xoolaha 1Dowladda Imaaratka carabta ayaa xirtay labo maxjar oo ku yaallay magaalada Boosaaso kaddib khilaaf xooggan oo soo kala dhexgalay iyadaa iyo maamul gobolleedka Puntland.

Imaaratka ayaa xidhiidh dhow la lahaa Puntland tan iyo waqtigii Gen. Cadde Muuse xilka Madaxtinimada deegaanka u hayay, balse xilligan ayaa moodda inuu xidhiidhkaasi dhammaaday.

Labada Maxjar ee dowladda Imaaratku xirtay ayaa mid ka mid ah waxaa wadaag ku ahaa Madaxweynahii hore ee Puntland Gen. Cadde Iyo niman carab ah halka midka kale ganacsato deegaanada deegaanka gobolka Bari ah iska lahayeen.

 

Waxaa la sheegay inuu imaaratku xilligan kaddib isticmaali doono maxjarka magaalada Berbera in kasta oo ay jiraan rag wasiiro hore u aha maamulka Puntland oo dadaal ugu jira soo celinta xidhiidhka dhammaadka ku dhow ee maamul gobolleedka Puntland iyo imaaratka.

Somaliland ayaa xilligan u muuqata saaxiib dhow oo Imaaratku Soomaaliya ka sameysan, halka Puntland lumin fursad weyn oo ganacsigeeda si itaal beelaya.

 

Sirqarsoon Gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s