Faroole oo ku baaqay Nabad

Horjoogahii hore ee Maamulka Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa ugu baaqay kooxaha ku dagaalamaya magaalada Gaalkacayo nabad.

Faroole horjoogahii hore ee maamulka Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Gaalkacayo heshiis nabadeed in laga gaaro mushkilada halkaasi ka taagan. wuxuuna sheegay inaan loo baahneen dagaal balse loo baahan yahay si Soomaalinimo ku jirto in loo xaliyo dagaalada magaalada ku dhexmaraya maamulka Galmudug iyo Maleeshiyadka Puntland

 

Baaqa Faroole ayaa ku soo beegmaya xilli baaqyo kala duwan oo nabadeed ka soo yeerayan qeybaha kala duwan ee Soomaalida kuwaas oo Nabadgelyo ugu baaqin kooxaha dagaalku ku dhexmaray magaalada Gaalkacayo ee xurunta gobolka Mudug.

 

Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s