Soomaali la tarxiilay dalka Imaaratka

Ku dhowaad 200 ruux Oo Soomaali ah Ayaa shalay laga raafay Dubai Gaar ahaan xafada Alras Ee somalidu dagto ‘ Abarahii maqribadii Ayaa 6 bus Oo waaween lasoo dhigtay goobaha maqayadaha ay somalidu isugu timaado ‘ Dadka la xirxiray Ayaa ah Somali kaliya ‘ waxana diirada la saaray kaliya Somalida ‘ Qof walbo Oo Somali ah Oo la arko waa la saaray Buska

Dadka Ayaa u badnaa kuwa sharci daganasho ku leh ‘ kuwa Ka yimid yururb America Canada meel walbo waa la saaray Buska ‘ 10 kamid ah wax sharci ma laheen ‘ dadkaas Ayaa dhamaan lagu daadshay Jeilka ween Ee Caweer abarahii 10:00 fiidnnimo ‘ wana lasoo kala saaray kudhowaad 40 qofood Ayaa lasoo dahay Xalay saqdii dhaxe 4:00 salaad subax waxana lagu soo daadshay meeshi laga qaaday ‘ inta kala Ayaa Elia Xabsiga Ku jiro ‘ Dadka haray Ayaa ah kuwa sharciyadodu wax Ka qaldanyahay kuwa laga shakiyay kuwa Aan wax sharci laheen ‘ Saraakiil ha Dowlada Ayaa sheegey in arintaanivay tahay mid lagu sugaayo amaanka Magalada ‘ waana Amar kasoo baxay dowlada iyo lamaha amaanka ‘ Warar qaar Ayaa sheegaya in rafaafkani u sabab u tahay maadaama ay soo dhowdahay National day UAE 2 December ayee dowladu bilowday howl galo amaanka Ku saabsan ‘ Dadka qaar ayaa sheegayo in arintan I ay tahay arima Amaan daro lagu tuhmay Somalida ‘ halka qaar kala aay shegeen in arintaani looga shakisanyahay ganacasatada somaliyeed in ay wax udhoofiyaan dalka Yemen shidaalka iyo saliida waa Sida Wararka suuga laga helayo ‘ Dhinaca kala Dowlada Imaraatka Ayaa qabsatay dad badna Oo kasoo dahay Airporada kala duwan kuwasoo Ka kala yimid qurbaha kala duwan ‘ Qof walbo Oo Somali ah Waxaa lagu leexinaya lamaha xarumaha amaanka emigrationka eirport si loo hubi yo Waxuu yahay Xafada ha Somalida Ayaa cidlo ah maqayadaha iyo suuqyada goobaha ganacsiga Qof walbo wasdnaha ayuu grata Ku hayaaa ‘ raafkan Ayaa Ka socdo dhamaan Magaalooyinka kala duwan ee Dalkan UAE ‘ Wararka ugu dambeeyey Ayaa sheegaya in dad badan Maanta lasoo daayay halka qaar ay wali harsan yaihin Dadka la xirxiray ayaa u badan odayaal dhallinyaro wax Dumar ah maku jiraan iyo Caruur toona.

Tarxiilka ayaa imanayaa iyadoo Madaxweynaha Soomaaliya u ku sugna dalka Imaaratka carabta.

 

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s