Madaxweynaha Galmudug oo nabad u tegey Beledweyne

12341409_1025526827499253_5902745905443327913_nMadaxweynaha Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa tegey magaalada Beledweyne halkaasi oo ay maleeshiyo beeleedyo ku dagaalameen. Guuleed ayaa halkaasi u tegey heshiis nabadeed si beelaha walaalaha ah loo kala dhex dhigo.

Dagaalka Beledweyne ayaa waxaa ku dhintay dad gaaraya ilaa 7 ruux iyadoo tiro intaa ka badana ku dhaawacmeen.

Galmudug ayaa bishan laftigeedu waxaa ka dhacay dagaalo kala dhaxeeya Puntland iyadoo u Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo Gen. Gabre ugu dambeyn soo afjareen dagaalka.

Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

One thought on “Madaxweynaha Galmudug oo nabad u tegey Beledweyne

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s