Saddexdii garac ee Puntland iyo degmo raadin

 

 

ss2004 Gaalkacayo waxaa looga mudahaaraday nidaamka 4.5 doonistiisa iyadoo la diiday wax kasta oo kale Soomaalidu iskugu iman lahayd. markii dambena Cabdullahi Yusuf Yey ayaa lagu doortay sharciga xaaranta ah ee dad Soomaaliyeed ka dhigay 0.5  .

Isagoo ka hadlaya magaalada Boosaaso ayuu Cabdullahi Yey oo isku arkay xilligaasi Madaxweynaha Soomaaliya wuxuu yidhi ”Nidaamka 4.5 waa kan ugu macquulsan ee Soomaali ku heshiin karto, waxaan idiin sheegaya Sanad gudahiisa koonfuurta Soomaaliya waan ku qabsan doona intaas kadibna waxan u soo jeensan doona dhanka Somaliland. maanta waxaad u aragtaan wax adag in aan Ceerigaabo tago anigoo Madaxweynahii Soomaaliya ah balse sanad kadib waxaa arki doontaan anigoo ka khudbadaynaya garoonka Daallo ee ku yaalla Suuqa magaalada Ceerigaabo.. hadalkaas iga qora.”

Xilligan oo aan joogno 2015 Cabdiwali Gaas horjoogaha dhaxlay boqortooyadii u Cabdullahi Yey aasasay ee Puntland ayaa wuxuu dadka Soomaaliyeed ugu sheekeyn beesha Maxamuud Saleebaan ayaa ugu degmo badan Soomaaliya ama Daaroodism barnaamij la dhaho ayaan wax ku raadin ee ha la igu taageero degmo wax ha lagu qeybsado… waa su’aale ma shalay ayaa sax la aha mise maanta ayaa garracyadu qaldan yihiin_?

Gaalkacayo waxaa ka dhacay mudahaarad lagu taageerayo nidaamka Gaas u doonin ee Degmooyinka iyadoo laga soo horjeedo 4.5 laguna tilmaami inuu yahay heshiis xaaran ah. waxaan maqli jiray ”Ilowsha dhowaa ma umul baa”.

Kooxda Gaas nidaamka ay doonin haddii laga aqbalo waxay suubin lahayeen keliya waa inay dhahaan Gaalkacayo anaga ka soo galna baarlamaanka, Garoowe, Qardho, Boosaaso Iwm dhammaan anaga keliya ka soo gala iyadoo dadka la degana lagu dulmin waa uun mar kasta kuwa jecel dulmiga iyo raadinta wax aysan xaq iyo xaquuq u lahayn.

Runtii nasiib darrada ugu weyn ee maanta Soomaali heysta waa in hal qoys keliya u doonin inuu sidaa u rabo loo yeello haddii kale wax hagaagaya aysan jirin.

 

Sirqarsoon@gmail.com

 

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s