Taliye lagu dilay Berbera

fadalTaliyahii ciidanka Birmadka Somaliland ee gobolka Saaxil Aadan Guuleed Daahir ”Aadan Tallaabo” ayaa waxaa ku toogtay magaalada Berbera maanta Askari ka tirsan booliska sidaa u Warbaahinta u xaqiijiyey Cabdullahi Fadal Iimaan Taliyaha Booliska Somaliland.

 

Wuxu sheegay Taliyaha booliska Somaliland Cabdullahi Fadal in gacanta lagu dhigay askariga dilka geystay si degdeg ahna sharciga loo soo hor-joojin doono.

 

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s