Gaas oo dhul ka banaan garoonka Boosaaso ehelkiisa ku wareejiyey

gaas11Horjoogaha Puntland Cabdiwali Gaas ayaa ku wareejiyey dhul ka banaan garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso qaar ka mid ah qaraabadiisa dhow dhow.. iyadoo arrintaasi dad badan aad ulaa yaabeen.

 

Dhulka ehelkiisa uu u  qeybiyey Cabdiwali Gaas ayaa ah  toddobo kilo mitir oo loogu tala galay dhul ka caagan deegaan in laga dhigto-

Gaas ayaa tan iyo markii u xilka la wareegay bixinayay dhulalka dowladda isagoo ku wareejinayay qaraabadiisa dhow dhow, magaalada gaalkacayo ayuu sidaan oo kale ka sameeyey horjoogaha Puntland oo noqday shaqsi qabyaaladdu la gaartay meel xun.

 

Sirqarsoon@gmail.com gaas11