Somaliland oo xil u magcawday nin xaaskiisa dilay kadibna gubay

gaboobeNinkan ayaa lagu magcaaba Maxamed Cumar wuxuna sanadkii 2002 ku dilay magaalada Burco ee gobolka Togdheer xaaskiisi oo lagu magcaabi jiray Malyuun ciise gaboobe sidaa u warbaahinta u sheegay walaalkeed Rashiid Ciise Gaboobe.

Rashiid Ciise ayaa sheegay in ninka walaashiis dilay oo weliba meydkeedii gubay u maanta sarkaal ciidan yahay isagoo ka codsaday dowladda Somaliland in xilka laga qaado ninka dembiilaha ah sharcigana la hor keeno haddii kale u gacantiisa ku dili doono.

 

 

 

 

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s