Hab dhaqanka ciidamada Puntland

1619393_465062820344186_8047148893868033771_nSawirkani waa mid muujinaya naxariis la’aanta, anshax xumida iyo dhaqan la’aanta Maleeshiyadka horjooge Cabdiwali Gaas ee Puntland. waa qaab ku tusayaa sidaa aysan marna u baran hab dhaqanka dadka shacabka lagula macamiilo.

Hooyadan waayeelka waxaa dharbaxaya maleeshiyad ku sugan deegaanka Qaw oo dhanka Galbeed ka xiga magaalada Boosaaso halkaas oo ay islaantan dhul ay ku lahayd xoog looga qaatay cid kalena kama qaadan ee maamulka meesha ka jira ayaa ka boobay iyagoon u celin wax magdhow ama xiita ugu bedelin boos kale.

1619393_465062820344186_8047148893868033771_n

Dulmiga iyo cadaalad xumida ka jirta Puntland waxay maraysaa meel aad u halis badan xilligan dadkuna waxay ku hoos nool yihiin gumeysi qarsoon oo hayb qabiil ku qotoma iyo aniga ka awood badan madama aan kursiga madaxnimadana ku fadhiyo ciidan iyo hubna gacanta igu jiro.

 

 

 

1619393_465062820344186_8047148893868033771_nSirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s