Beesha caalamka iyo qaramada midoobay oo diiday maamula Ceelberde

calankaBishii hore ayay ahayd markii maamul gobolleed la magax baxay Bakool sare looga dhawaaqay degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool.  maamul gobolleedka oo ka koobna saddex degmo oo kala ah Ceelbarde, Yeed iyo Caato ayaa markii lagu dhawaaqaba waxaa taageero u muujiyey maamulka Puntland ee Cabdiwali Gaas hoggaamiyo iyo weliba Jubbaland.

Deegaanada u maamul gobolleedka Bakool sare sheegtay ayaa ah kuwa hoos yimaada maamulka Koonfur galbeed ee u hoggaamiyo Shariif Xassan Sheekh Aadan.

Bayaan maanta ka soo baxay xafiisyada beesha caalamka iyo qaramada midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay inysan marna aqoonsan doonin maamulka la baxay Bakool sare

Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s