Muxuu Galabsaday Dameerkani ? (SAWIRO

1847753Dad ka caraysan hoggaan xumida horjoogaha Puntland ee xilligan ayaa hore ugu qoray dameero ku sugan magaalada Qardho Ereyga ”NO Gaas” balse shalay ayaa dameerkaasi dhaawac darran waxaa u gaystay askar ka tirsan ciidamada gaarka ah ee Cabdiwali Gaas.

1102
Kuwa hore ugu qoray ereyada ka dhanka ah Cabdiwali Gaas buhaayinka iyo kuwa xilligan dhibaatada u geystay ayaa la odhan karaa waa dad aan waxba caqli isku dhaamin.

nbn

Yusuf Cali Aadan oo ah iftiimiyaha dulmiga Puntland ka jira ayaa wuxuu yidhi mar u ka hadlayaay arrinta maleeshiyada Gaas ku dhaqaaqday ”Puntland hore waxaa dulmi ugu qabay Aadanaha (Dadka) hadda laakiin xayawaankii ayaa ku soo biiray kuwa dulman.”

Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s