Garoowe Iyo Hargeysa Oo dilal kala duwan ka dhaceen

Islaan ciiseMagaalooyinka Garoowe iyo Hargeysa xalay waxaa ka dhacay dilal kala duwan kuwaas oo loo geystay dad Soomaaliyeed oo aan waxba galabsan. 

Magaalada Garoowe waxaa xalay lagu dilay nin ka soo jeeda beesha jareer weyne, waxaana la sheegay inay dileen ilaalada Islaam ciise oo ka mid ah odayaasha dhaqanka Nugaal.

Magaalada Hargeysa waxaa lagu dilay nin ka soo jeeda beesha Ogaadeen sababta loo dilaynaa illaa hadda lama sheegin, warar ayaa leh dowladda Itoobiya ayaa ka dambeysay dilka ninkaasi. Waa dilkii labaad ee magaalada ka dhaca muddo bil gudaheed ah.

Dowladda Itoobiya ayaa gudaha Soomaaliya ka fulisa dilal qorsheysan kuwaas oo loo geysto dadka ay ku tuhmeyso inay ka tirsan yihiin ururka ONLF ama dadka ka soo horjeeda Siyaasadeedda.

Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s