Alshabaab ayaa weerar ku qaaday goob ganacsi oo ku taalla xeebta Liido

Kooxda Alshabaab ayaa weerar ku qaaday baar ku yaalla xeebta Liido ee magaalada Mogadishu kaas oo lagu magacaabo Sea Food, ugu yaraan 20 qof ayaa ku geeriyoodey 30 ruux oo kalena waa ku dhaawacmeen.

Weerarka Alshabaab ayaa iskugu jiray qaraxyo iyo weerar toosa.

Alshabaab ayaa muddooyinkan dambe weerarradooda fuleynimada ah ku ekeeyey goobaha ganacsiga iyo hudheelada dadka shacabka ah. Kadib markii la adkeeyay ammaanka xurumaha dowladda.

Kooxdan argagaxisada ayaa ah kuwa ka ganacsada mar walibana ku faana dhiiga Aadanaha.

Yusuf Ali Adan
Yusufcali@hotmail.com
Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s